Sawirro-Muuqaal: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay guddomiyaha cusub
30 April 2022 (Puntlandes) Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Xildhibaan Mohamed Mursal Shiekh Abdirahmaan ayaa maanta xilka ku wareejiyay guddomiyaha cusub ee golaha shacabka baarlamaanka 11-aad mudane Shiekh Aadan Maxamed Nuur (madoowe).
Xil wareejinta oo ka dhacday xarunta Golaha ayaa waxa agoobjoog sidoo kale ka ahaa Guddomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar Iyo Guddomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar ABshirow