Sawirro: Sheekh Shariif oo ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP146
01 May 2022 (Puntlandes) Murashax Sharief Sheikh Axmed ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.
Sheekh Shariif ayaa ku guulaystay kursiga HOP146 kadib markii musharax Sherif Abukar Ahmed oo la tartamayay uu u tanaasulay.