Dhagayso: Sheekh Aadan Madoobe oo kahadlay doorashada madaxweynaha iyo xildhibaanada Gedo
01 May 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJF Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo ay waraysatay idaacadda VOA ayaa kahadlay doorashada madaxweynaha iyo 16ka xildhibaan ee Gedo oo muran hareeyey.
Dhagayso waraysi dheer oo ay VOA la yeelatay Sheekh Aaden Madoobe