Guddoonka golaha Shacabka “xildhibaanada lagu soo doortay degmada Ceelwaaq waa kuwa sharci ahaan ku matalaya gobolka Gedo”
08 May 2022 (Puntlandes) War murtiyeed ka soo baxay guddoonka golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu dshaaciyey inay sharci yihiin 16kii Xildhibaan ee lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Guddoonka golaha Shacabka ee BJFS “xildhibaanada lagu soo doortay degmada Ceelwaaq waa kuwa sharci ahaan ku matalaya gobolka Gedo”
Hoos ka akhriso War murtiyeedka: