Daawo Muuqaal: DFS oo qarka u saaran in aysan sannadkan qaadin imtixaankii Qaranka, lacag la’aan awgeed
08 May 2022 (Puntlandes) Dowladda Soomaaliya oo qarka u saaran in aysan sannadkan qaadin imtixaankii Qaranka, lacag la’aan awgeed.
Wasiirka Maaliyadda oo ku shaqeeya amarka Farmaajo ayaa wasiirka Waxbarashada u sheegay inaysan mudnaan u lahayn waxbarashadu.
Wasiirka Waxbarashada Xil,Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab “Imtixaankii shahaadiga ahaa ee sannadkii hore lacagtiisa waa nalagu leeyahay, haddana waxaan khatar ugu jirnaa in aanan qaadinba imtixaan lacag la’aan awgeed, idaacaha ayaan fadhiisanaynaa si aan lacag uruurinno”