Daawo Muuqaal Maxamed Xaash oo dib ugu laabtay Xisbiga KULMIYE weerarayna mucaaridka talana siiyey madaxweyne Muse Bixi
22 May 2022 (Puntlandes) Siyaasi Maxamed Xaash oo ka hadlay munaasabad lagu xusayey sanad guuradii 20aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu laabtay Xisbiga KULMIYE oo horauy u sheegay inuu ka bacxay.
Sidoo kale Maxamed xaashi ayaa weeraray madaxda Xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo WADDANI, wuxuuna dhanka kale talooyin siiyey madaxweyne Muse Bixi.