Somaliland oo xukun adag ku riday wariyayaal

23 May 2022 (Puntlandes) Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa min hal sanno iyo afar bilood oo xarig ah ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Mohamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed.

Dhanka kale Maxkamadda ayaa xorriyadiisii u soo celisay Cabdiraxmaan Khaliif.

Wariyeyaashaan ayaa dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa kadib markii ay soo tabiyeen shaqaaqo ka dhacday xabsiga dhexe ee magaaladaasi.

About The Author