Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ruqsado siiyey laba Bangi oo caalami

03 July 2022 (Puntlandes) Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ruqsad ogolaansho inay ka shaqeeyaan Soomaaliya siiyey laba Bangi oo caalami ah, kuwaas oo kala ah Egypt’s Banque Misr Banque Misr بنك مصر oo laga leeyahay Masar and Turkiye’s Ziraat Katilim Ziraat Katılım oo laga leeyahay Turkiga.

Dawladdii horew ee Madaxweyne Farmaajo ayaa horey u diiday inay siiso ruqsad ogolaansaho, iyadoo sababtu aheyd ay la xiriira Itoobiya.

Madaxweynaha cusub ee Soomaailiya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa asbuucaan booqanaya wadanka Turkiga halkaas oo uu kula kulmi doono dhigisia dalkaas Erdogan.

Ka hor booqashadiisa ayuu wuxuu rabaa madaxweyne Xasan Sheekh sida ay illo wareedyada noo sheegeen in bankiga Siraat ogolaansho la siiyo, waana la siiyey.

About The Author