Daawo Muuqaal: Dr Gaas “ma jiro hal qof oo reer Puntland ah oo Xamse ka horjeeda”

03 July 2022 (Puntlandes) Raysal Wasaarihii Hore Soomaaliya isla markaasna ah madaxweynihii hore ee dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka ka hadlay xaflad lagu taageerayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in shacabka iyo xukuumadda Puntland ay u hayaan Xamse taageero xoogan.

Dr Gaas oo sheegaya inuusan hal qof oo reer Puntland ah oo kasoo horjeeda xamse ayaa yiri “ma jiro hal qof oo reer Puntland ah oo Xamse ka horjeeda”

About The Author