Daawo Muuqaal: Axmed Madoobe oo kahadlay inay DFS ku heshiiyeen arinta gobolka Gedo

09 July 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo maanta ka hadlay Madaxyooyadda Jubaland oo lagu tukanayey Salaadii Ciidul Adxaa ayaa sheegay inay madaxda cusub ee dawladda federaalka ay ku heshiiyeen arinta gobolka Gedo.

Axmed Madoobe ayaa hoosta ka xariiqay inau ku heshiiyeen marka dhismaha dawladda Federaalka la dhamaystiro in cagaha loo dhigi doono khilaafka gobolka Gedo ka jiray.

About The Author