Maamulka gobolka Mudug oo Gudi Baaris ah umagacaabay dhacdadii ka dhacday Saldhiga Cirka oo ay ku xirnaayeen qaar kamida Maxaabiista Alshabaab

15 July 2022 (Puntlandes) Maamulka gobolka Mudug ayaa guddi soo baarta u magacaabay dhacdadii dhwaan ka dhacday Saldhiga Cirka oo ay ku xirnaayeen qaar kamida Maxaabiista Alshabaab.

Qoraal ka soo baxay ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Gobolka Mudug Xasan Cabdulaahi Warsame ayaa guddigaan lagu magacaabay.

Halkaan ka akhriso maxaabiistii baxsaday iyo inta la qabtay

Hoos ka akhriso qoraalka:

About The Author