Daawo Muuqaalo: Xisbiyada Mucaaradka oo ka hadlay fashilkii shirkii iyaga iyo madaxweynaha Somaliland

19 July 2022 (Puntlandes) Waxaa fashilmay wadahadaldii u dhexeeyey Xisbiyada Mucaaradka eSomailand ee UCID iyo WADDANI oo isku dhan ah iyo madaxweynaha Somaliland.

Gudoomiyayaasha UCID iyo WADDANI Xirsi Xaaji xasan iyo Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey fashilka wadahadalada madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka daawo Gud. Xirsi X Xasan oo si adag uga hadlay fashilkii wadahadalada madaxweyanaha & Xisbiyada mucaaradka

halkana ka daawo Faysal Cali Waraabe “Wada hadaladii Natiijo la’aan ayay ku dhamaadeen.. marka waan tashanaynaa”

About The Author