Daawo Muuqaal: Wasiir Maxamed Kaahin “ Xisbiyada mucaaridku waxay ka baxeen dhamaan sharciyadii dalka. Ciidan beeleed ayay sameysteen ..”
19 July 2022 (Puntlandes) Wasiirka aArimah Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa Xisbiga Kulmiye oo eeda burburka shirkii Xisbiyada mucaaradka dawladda saaray UCID & WADDANI.
Wasiir Maxamed Kaahin ayaa yiri “ Xisbiyada mucaaridku waxay ka baxeen dhamaan sharciyadii dalka. Ciidan beeleed ayay sameysteen ..”