Xafiiska Xuquuuqul Insaanka Puntland oo sheegay in Puntland ay ka jira hubanti la’aan garsoor
25 July 2022 (Puntlandes) Xafiiska Xuquuuqul Insaanka Puntland oo qoraal ka soo saaray Garsoorka aan haysan xasaanadda Baarlamaanka oo ku shaqaynaya sharcidarada ayaa soo saay qodobadaan hoose.
Xafiiska ayaa wuxuu dawladda iyo dadweynaha u caddeeyey inay jirto hubanti la´aan garsoon, maadaama xubnaha maxkadda sare ee kalsoonidda Baarlamaamnka ay waayeen, wuxuu raacshay inaysan xubnihii hore geli karin dacwad.
Xafiiska ayaa ugu baaqay madaxweynaha iyo Golaha wakiilada inay ka hortagaan banaansho ku yi maada garsoorka.
Madxaweynaha dawladda Puntland ayaa amray inay Garsoorkii hore ee waayey kalsoonida Baarlamaanka iska dhago tiraan oo ay shaqeeyaan, taas oo ah dastuurjebin.