Akhriso: Gudonka Barlamanka PL oo ku gacansayray Mooshinkii ay Xildhibandu soo gubiyen shegayna inaysan buxin shuruda

Qoraal ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire kuna taariikhaysan 14 kii may 2015 ayaa looga hadlay mooshin ay soo codsadeen 21 xildhibaan oo dalbadayn in baarlamaanka la iskugu yeero kalfadhi aan caadi ahay.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in uusan buuxin shuruudaha loogu baahan yahay in lagu qabto kalfadhi aan caadi ahayn oo looga baahan yahay 17 xildhibaan ama ka badan, Warka waxaa lagu sheegay 21-kii xildhibaan in lix ka mida ka tanaasuleen, labana ay cadeeyeen in aysan ku jirin balse si khaldan loo isticmaalay magacyadooda.

Akhriso qoraalka ka soo baxay Gudoonka

74b

 

Puntlandes.com

About The Author