Daawo Madaxweyne Muse Bixi “Wixii dhibaato ahaa ee dhimasho & dhaawac waxa ka masuul ah xisbigada mucaaridka …”

11 Aug 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay khasaarada mudahaarkii maanta ay Xisbiyayada mucaaradka ka sameeyeen Somaliland ayaa mas´uuliyadda wixii dhacay dusha ka saaray Xisbiyada WADDANI iyo UCID gudoomiyayaashooda iyo musharaxa C/raxmaan Cirro.

Maxamed Muuse Biixi ayaa yiri “Wixii dhibaato ahaa ee dhimasho & dhaawac waxa ka masuul ah xisbigada mucaaridka …”

Madaxweynaha ayaa caddeeyey inuusan ogolaan doonin mudaharaad dambe uuna talaabo ka qaadi doono cidii abaabusha.

About The Author