Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo amaanay Somaliland uguna baaqay inay arimahooda xalisadaan
13 Aug 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay xiisada ismari waaga ah ee doorashada Somaliland ayaa Somaliland ku amaanay inay wax fiican dhisteen.
Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay madaxda, siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka iyo waxgaradka Somaliland inay arimahooda xalisadaan.