Daawo Video: Wasiirkii hore Qorshaynta PL Dirir “Dhulka maqan waa in Harti ahaan lagu xoreeyaa, dawlada PL way ku fashilantay”

Wasiirkii hore Qorshaynta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo waraysi siiyey wariye Jaamac darabaani  ee TV ga Somalichannel ayaa ka dayriyey in dawlada Puntland ay xorayso dhulka ay somaliland ka haysato Puntland.Wasiirka oo ka hadlayey arinkaas ayaa yiri “Dhulka maqan waa in Harti ahaan lagu xoreeyaa, dawlada Puntland way ku fashilantay lagana sugi maayo in ay xorayso”

Wasiir Dirir ayaa wuxuu kaloo eedeeyey Prof Cal8i Khaliif Galayr iyo sida uu marin habaabiyey qadiyada xoraynta dhulka maqan

Daawo videowga

Puntlandes.com

About The Author