Dhagayso: PL ”Gobolka… Mudug waynu dirirnay oo qabsan wayday, waan dhisanay oo nagu soo biiriwayday”
Gudoomiyaha xigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa ka jawaabayey hadal kasoo yeeray gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka la magac baxey Galmudug Aweys Cali Siciid isagoo nasiib daro ku tilmaamey in Galmudug tiraahdo Mudug oo dhan ha lagu daro Galguduud.
Gudoomiye Axmed ayaa wuxuu ka hadlayey kulan ay Gaalkacayo ku yeesheen qaar kamid ah nabadoonnada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa ku sii daray “Xaafad magaalo ka tirsan bay dheheen Caasimad bay noo tahay…”
Dhagayso Jawaabta
Puntlandes.com