Sawirro: Shir Wasaaraddaha Maaliyadda ee DFS & Dowladdaha xubnaha ka ah DFS oo laga gaaray heshiis
13 Sept 2022 (Puntlandes) Shir mudo u socday Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladdaha xubnaha ka Dowladda Federaalka loogana hadlaayay arrimo dhaqaale ayaa laga gaaray heshiis.
Shirkan markii uu soo af-meermay ayaa Madxda Maaliyaddau soo saareen War- murtiyeed.