Wasiirka ganacsiga DFS “Nootaayooyinka Muqdisho waxay si toos ah ula shaqeeyaan Alshabaab….4 shirkadood oo dekadda ka howl gala kuwaas oo xogta ganacsatada ugudbiyay ururka Alshabab”
15 Okt 2022 (Puntlandes) Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri” Nootaayooyinka Muqdisho waxaa ay si toos ah ula shaqeeyaan Alshabaab, wasaaradda cadaaladda waa inay talaabo adag ka qaado”
Isagoo sii hadlaya ayuu raaciyay wasaaradda Dekadaha waxaan ka dalbaneynaa inay ciqaabto 4 shirkadood oo dekadda ka howl gala kuwaas oo xogta ganacsatada ugudbiyay ururka alshabab”