Akhri-sawiro:Wasaradaha Deegaanka, Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Garowe ku heshiiyay
23 May (Puntlandes)- Waxaa Heshiis ku kala saxiixday Caasimada Puntland ee Garowe wasiiradda Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoo shir uga socday halkaas.
Wasiirka Deegaanka,Daaqa iyo Duurjoogta Puntland Guuleed Saalax Bare ayaa sheegay heshiiskan inuu ahmiyad u leeyahay Wasaradiisa isla markasna ay iska kaashan doonaan sidii loo horumarin lahaa deegaanka iyo dhirta.
Hoos ka akhri heshiiska
Puntlandes.com