Sawirro-Muuqaal: Wafdi Wasiiro Puntland oo u diyaargarowga munaasabadda daahfurka Dekedda Garacad u gaaray halkaas

18 Okt  2022 (Puntlandes) Waxaa Dekedda Garacad gaaray wafdi Wasiiro Puntland ah uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdalle Cali Xaashaawe.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid Wasiirka Amniga, Wasiirka Dekaddaha iyo Ganacsiga Puntland waxayna u gaareen Dekedda, iyadoo la qorshaynayo Qabsoomida Xaflada Furitaankan Dekada Garacad oo Maalmaha soo socdo ka dhacaya Magaalada Garacad.

About The Author