Sawirro: Madaxweyne Deni & xubno ka mid ah goloyaasha Dawladda Puntland ka degey Garacad

22 Okt 2022 (Puntlandes)Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo gudoomiyaha golaha wakiilada Dawladda Puntland mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno ka mid ah goloyaasha Dawladda Puntland ayaa ka degey magaalada Garacad.

Maanta ayaa waxaa xariga laga jarayaa wajiga koowaad ee Dekedda Garacad, munaasabadda waxaa kasoo qayb galaya madax kala duwan oo uu ka mid ayahy madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

About The Author