Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo joojisay waraaqdii cadeynta baaritaanka Covid -19 ee ay qaadan jireen dadka safraya
02 Nov 2022 (Puntlandes) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay waraaqdii cadeynta baaritaanka Covid -19 ee ay qaadan jireen dadka safraya.