Akhriso Xisbiyada mucaaridka Somaliland oo ku dhawaaqay inaysan Madaxweyne Muuse Biixi u qoonsanayn madaxweyne
13 Nov 2022 (Puntlandes) Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta aan aysan madxaweynaha Somaliland oo maanta ku ekayd muddo xileedkiisa u aqoonsanayn madaxweyne sharci ah.
Xisbiyada Mucaaradka Soomaliland ayaa soo saaray go`aamo ay ka mid yihiin:
1. Maanta laga bilaabo Muuse xukuumadiisa uma aqoonsin mid sharci ah .
2. Muuse Biixi Waxaanu u aqoon sanahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo madaxwenihii hore
3. Xisbiyada mucaaridku waxay aqoonsan yahiin Golaha Wakiilada , Maxkamada Sare , Golayasha Deeganka.
4. Shacabku ha diidaan waxii sharci darro
Halkan Hoose ka akhriso go`aanada Xisbiyada mucaaradka Somaliland: