Muuqaal: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay shuruuc ka soo horjeeda Diinta Islaamka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si adag uga hadlay hadal been abuur ah oo bulshada lagu faafiyay kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka uu ansixin doono shuruuc ka soo horjeeda Diinta Islaamka.