DHAGAYSO: madaxweynaha Jubaland oo ka horyimid Tirokoobkii CAYNTE
28 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku tilmaamay Tirokoobkii CAYNE wax Jubaland Soomaalida ku ah meel ka dhac maxa yeelay ayuu sii raacshay macquul maaha in Soomaalidu ay tahay maanta 12 miljan oo kaliya. Madaxweyne Axmed Madoobe ay ku sifeyey Tirokoobkii CAYNE Wax aan run u dhawayn aana marna la aqbali karin.
Waxaa xusid mudan in uusan wali ka hadlin madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS isagoo la dhacsan Tirakoobka CAYNTE oo ay gadaal ka taagan yihiin Kooxda uu aadka u jecel yahay ee DAM JADIID
Hoos ka dhagayso madaxweyne Axmed Madoobe
Puntlandes.com