Gobolada Puntland oo Wasaaradda Cadaaladdu ay Xafiisyo ka furayso
27 Dec 2022 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland markuu Arkay baahida Bulshadu uqabto helitaanka Adeegyada Cadaaladda, Ilaalinta Diinta, xuquuqda Aadanaha iyo dhaqanka Bulshada Soomaliyeed
Wasiirku wuxuu Go aamiyay qodabada Hoos ku xusan.