Warsaxaafadeed:Maamulka Koonfur Galbeed oo kasoo horjeestay Tirokoobka CAYNTE
29 May 2015(Puntlandes)- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka soo horjeensaday Tirakoobka CAYNTE ee Been abuurka ahaa watayna magaca DFS
Horay ayaa waxa ugu Gana sayray TIRAKOOBKA CAYNTE Puntland iyo Jubbaland hadana waxaa ku soo biiray Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, arintan ayaa muujinaysa inuu ahaa TIRAKOOBKA CAYNTE been abuur aan jirin
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Koonfur Galbeed
Puntlandes.com