Dhagayso: madaxweyne ku xigeenka Jubaland ”Dhibku waa dad wax ku raba 4.5”
31 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Cabdiqaadir Sheekh Maxamed (Luga-dheere) ayaa waxay idaacada VOA ku waraysatay Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan isagoo ka hadlaya awood qaybisaga maamulka Jubbaland oo muran ka soo yeeray iyo arrimo kale.
Halkan ka dhageyso
Puntlandes.com