Daawo Video: Maxaad ka taqaan Taariikhda degmada EYL ee Gobolka Nugaal ee Puntland

109e

5 jun 2015 (Puntlandes) Degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa ah Degmo leh Taariikhda dheer iyadoo ay ku yaalaan dhismayaal Taariikhi ah sida Daartii uu ka dhisay Sayid Maxamed Cabdule xasan ee Magaceeda Soomaali oo idin ay wada taqaan “Daawad”.

Degmada Eyl waxaa Allah ku manaystay Dhul aad u qurxoon kalana duwan oo leh Beero, Buuro, Xoolaó daaqeen iyo Bad.

 

Daawo Videowga


puntlandes.com

About The Author