Muuqaal: Axmed Karaash oo cadeeyey hadii loo baahdo inay Puntland qayb ka noqonayso dagaalka Laascaanood
07 Mars 2023 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa cadeeyey hadii loo baahdo inay Puntland qayb ka noqonayso dagaalka Laascaanood ay ka wado Somaliland.
Sidoo kale Axmed Karaash ayaa sheegay inuusan ku raacsanayn hadalkii uu jeediyey madaxweyne Deni ee ahaa inaysan qayb ka noqon doonin Puntland dagaalkaas.