Sawiro:-Baarlamaanka jubaland oo Cod u Qaaday Xiriirka ay u Jareen DFS

6 jun 2015 (Puntlandes) Fadhi ay Galabta isugu yimaadeen Mudanayaasha Baarlamaanka Jubland waxaay uga hadlayeen Codna u Qaadayeen in Jubaland ay Xiriirka u jarto DFS. Fadhigaas ayaa waxaa soo xaadirtay 55 Xildhibaan oo kamid ah Golaha Wakiiladda Jubland.

Kulankan ayaa waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka jubaland  Sh.Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Cod  Gacan Taag ah oo Xildhibaanadu u Qaadeen Hadalkaas waxaa ogolaatay 55 Xildhibaan ee Soo Xaadiray Kulankan Deg Dega ah.

 Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in Xiriirka DFS iyo Jubbaland uu sidaas sii Ahaan Doono ilaa iyo inta Wax laga Badalayo Baarlamaanka Dawlada Federaalka.

Hoos ka Daawo Sawiradda Kulankaas.

DSC09380-500x282

DSC09381-500x282

DSC09383-500x282

DSC09385-500x282

DSC09400-500x282

DSC09408-500x282

DSC09410-500x282

DSC09412-500x282

DSC09426-500x282

DSC09427-500x282

 

Puntlandes.com

About The Author