Dhagayso-Waraysiyo: Baarlamaanka DFS oo Meel Mariyey Mooshinkii laga keenay Barlamaanka Jubland
6 jun 2015 (Puntlandes) Baarlamanka DFS ayaa maanta u codeeyay in Baarlamaanka Jubbaland uu yahay sharci darro.
Fadhi ay maanta yeesheen ayaa Baarlamaanka DFS ayaa waxa uu u codeeyey mooshin ka dhanka ahaa Baarlamaanka Jubbaland oo horey Baalamanka loogu soo gudbiyay.
Idaacada VOA ayaa ka diyaarisay Warbixin iyo waraysi kala duwan oo ku saabsan sidii ay maanta wax u dhceen.
Halkan ka djhagayso warbixinta iyo waraysiyada VOA
Puntlandes.com