Somaliland oo canshuur dhaafkii oo dhan la joojiyey
10 Apr 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa joojiyey dhamaan canshuur dhaafkii ay samaysay xukuumadiisu.
Talabaadaan ayaa la xiriirta dagaalka Laascaanood oo ku keenay Somaliland dhaqaalo xumo uu ku keenay dagaalkaasi,shalay, wasiirka Horumarinta Beeraha ayaa sheegay in dhaqaaluhu ebber noqday.
Somaliland ayaa xataa mushahaaradka Wasiiradda, mashaariicdii lafulinayay la joojiyey gabi ahaanba dagaalka awgiis, Dekeda BerBera iyo Suuqii Wajaalena ay xiran yihiin, halkaan ka daawo wasiirka