Daawo Video: Baarlamaanka Puntland “Ma aqoonsana Mooshinkii Baarlamaanka DFS ee ku wajahnaa Jubaland”
8 jun 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Puntland ayaa Cambaareeyey Baarlamaanka DFS kadib markuu carqaladeeyey dawlada Jubaland. Maanta ayaa waxaa Saxaafada la hadlay Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire isagoo cod dheer ku Cambaareeyey Baarlamaanka DFS oo shaqadii loo igmaday shaqo aan ahayn galay. Gudoomiye Saciid Xasan Shire ayaa sheegay in aysan dawlada Puntland aqoonsanayn Mooshinkii Baarlamaanka DFS.
Daawo Videowga
Puntlandes.com