TPEC oo Digniin kama danbeysa ah u dirtay Ururada KAAH iyo MIDEEYE
07 May 2023 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, (TPEC), ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu Digniin kama danbeysa ah u diray Ururada KAAH iyo MIDEEYE oo ku xad-gudbay qaar kamid ah Xeerarka Doorashooyinka.