Codeyntii Puntland oo soo gabagabowday
25 May 2023 (Puntlandes) Codeyntii qaar ka mid ah degmooyinka Puntland ka socotay ayaa soo gabogaboobay.
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in dadweynaha gudaha iyo safafka ku jira oo kaliya ay fursad u leeyihiin inay codeeyaan.
Qof cusub oo imaanaya ayaan safafka ku biiri karin, TPEC ayaa sheegay in ay si nabad ah doorashadu cod-bixinteeda kusoo dhamaatay.