Akhriso: Warmurtiyeedkii maanta ka soo baxay Golaha uu GAAS hogaamiyo

11 jun 2015 (Puntlandes) Shirka Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland oo uu shirgudoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maaxamed Cali Gaas ayaa maanta looga waxaa hadlay sida lagu sheegay Xaaladda Amaanka, Wacyi-gelinta Dadweynaha ee Arrimaha Nabadda, Federalism-ka Soomaaliya iyo Sida Hadda uu u Socdo.

Waxaa iswaydiin leh goorta ay Shacabka reer Puntland oo Golaha uu GAAS hogaamiyaa ay u jilayaan Riwaayad lagu magaacaabo “Qowda maqashii oo waxba ha u qaban”kacayaan? oo oranayaan waan diidnay mana soconaynso Riwaayadani!!

122

122a

122b

122c

122d

About The Author