Daawo Video: Wasaaradda Qorsheynta PL ayaa la xisaabtantey Hay’adda DRC

123

11 jun 2015 (Puntlandes) Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee  Puntland ayaa la xisaabtantey Hay’adda DRC ee ka hawlgasha Puntland. Mas’uuliyiinta Hay’adda DRC ayaa wax laga waydiiyey waxa ay qabteen, waxa u Qorshaysan iyo Carqabadaha horyaala.

Agaasimaha Guud ee  Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee  Puntland Xuseen Cabdi Jaamac waxa uu sheegay inay Hay’adda DRC wax ka waydiiyeen hawlihii ay ka qabatay Puntland.

Daawo Agaasimaha Guud ee  Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee  PL Xuseen Cabdi Jaamac oo ka hadlaya la Xisaabtanka DRC.

Puntlandes.com

About The Author