Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Puntland (PYPA) “Wixii ka dhacay Garowe waxa masuuliyadeeda leh Gudoomiyaha & Madaxweynaha”
21 June 2023 (Puntlandes) Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Puntland, (PYPA), ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in mas`uuliyadda dagaalkii shalay ka dhacay Garowe ay leeyihiin Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: