Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo beeniyey inu is-casilay
06 July 2023 (Puntlandes) War ay qortay Warbaahinta Puntlandes oo ku saabsanaa inuu wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) uu iska casily xilkii uu hayey.
Wasiir Huruuse ayaa barya uu ku leeyahay Twitter-ka waxa uu ku shaagay inuusan iska casilin xilkiisa, wuxuuna ku yiri Qoraalka “ISMA CASILIN Wararka sheegaya in aan is casilay waa been abuur lagu jahwareerinayo dadweynaha. Safar shaqo ayaan dibadda ugu maqanahay”
Hoos ka akhriso qoraalka wasiirka: