Akhriso liiska Xukuumaddu soo diyaarisay oo ay xildhibaanadu sharcidaro ku tilmaameen
08 July 2023 (Puntlandes) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxay kala hortageen saxan iyo buuq in Ajenadaha lagu daro u yeerista wasiirada Xamse iyagoo sheegey in ajandaha wasiirradu ku hor-imanayaan Golaha uu yahay mid ay diyaarisey xukuumadda DFS.
Xildhibaanada ayaa waxay tilmaameen in ay iyagu oo kaliya ay u yeeri karaan xubnaha Golaha Wasiiradda.
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa wuxuu isku dayey inuu mariyo Ajendaha laakiin waa ku guulaysan waayaey taas.
Hoos ka akhriso liiska Xukuumaddu soo diyaarisay oo ay xildhibaanadu sharcidaro ku tilmaameen