Muuqaal-Sawirro: Urur Siyaasadeed Mideeye oo ka hor yimid furista Dastuurka & mudo kororsi
15 July 2023 (Puntlandes) Urur Siyaasadeedka Mideeye oo Garowe Shir jiraaid ku qabtay ayaa horyimi in Dastuurka la furo iyo in mudo Kororsi uu samaysto madaxweynaha Puntland.
Urur-siyaasadeedka Mideeye Puntland: “Doorasho la qabtay dastuur looma furi karo.Madaxweyne Deni iyo Af-hayeenka Baarlamanka ayaa qaadaya Mas’uuliyadda dagaalkii Garoowe, ujeedadooduna waa muddo-kororsi.”
Hoosna ka daawo gudoomiyaha MIDEEYE Daahir X. Khalif “Doorasho dhacdey dastuurka loma furi karo, Isimadu haqaaten doorkoda”