Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo mudeeyey in 28 December 2023 la qaban doono doorashada …

17 July 2023 (Puntlandes) Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa mudeeyey in 28- December- 2023 la qaban doono doorashada Ururada maamulkaas, taas oo ka dhigan in aysan sharci aheyn UCID, KULMIYE iyo WADANI.

Sidoo kale Guddiga ayaa shaaciyey in 13ka November 2024ka ay qabanayaan Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, taas oo keeni karta in mudo kororsigii hore ee Madaxtooyadu keento mudo kordhin kale.

About The Author