Muuqaal: Ganacsade sheegay in Suuqii Kalluunka Bosaso ay Dowladda Puntland ka kiraysay saamiyana uu ka bixinayo

18 July 2023 (Puntlandes) Ganacsade Cabdirisaaq Cali Gayre ayaa sheegay inuu saamiyo ganacsi ka bixinayo Suuqii Kalluunka Bosaso oo uu sheegay in Dowladda Puntland ay ka kireysay.

Ganacsadaha ayaa sheegay inuu Kalluumeystadii Suuqa Kalluunka ku ganacsan jirtay u dhisay Suuq cusub. Suuqaan uu Ganacsade Cabdi Cali Gayre sheegayo in dawladdu siisay ayaa waxa lacag aad u badan ku dhisay Xukuumaddii madaxweyne Cabdiwe Maxamed Cali Gaas.

About The Author