Muuqaal: Urur Siyaasadedka Mideeye oo Maxkadda Dastuuriga Puntland u gudbiyey dacwad ka dhan ah Madaxweyne Deni

22 July 2023 (Puntlandes) Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa maanta maxkamadda sare ee dastuuriga ha u gudbisay gal dacwadeed ku aadan furista dastuurka,iyagoon ku eedayay xukumad Dani in uu wadoh sharci jabin ayna si adag uga soo horjeedan.

“Xalku mahan in Garowe laga guuro yaan xalka meel kale laga raadin “gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Mideeye.

“Maanta waxaa garaacnay albaabkii ugu danbeeyey ee sharciga taasnaha waxay xujo kutahay madaxbanaanida nidaamka cadaalada dalka” Ururka Mideeye

About The Author