Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka

25 July 2023 (Puntlandes) Golaha Wakiillada Puntland oo fadhigii maanta ay soo xaadireen 60 Xildhibaan ayaa u codeeyey wax ka beddelka dastuurka.

Waxaa oggol ugu codeeyay 54 mudane, halka ay diideen 6 mudane oo kale, cid ka aamustayna ma jirin, sida uu sheegay guddoonka Baarlamaanka Puntland.

Qodobada ay bedeleen ayaa waxa amid ah:

1-In Madaxweynaha, ku-xigeenkiisa

2-In Ururadii galay doorashada oo helen ugu yaraan 1 cod gole deegaan ay iminka noqdaan Xisbiyo

About The Author