Qaraar ku saabsan Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG
29 July 2023 (Puntlandes) Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa waxay saxiixeen Qaraar ku saabsan Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG, kaas oo labada Aqal u codeeyeen.